Saturday, May 2, 2026
29 C
Mogadishu

AKHRI: Jubbaland oo DF Soomaaliya ku eedeysay inay duulaan ku tahay Kismaayo (Ogow wax badan!)

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay duulaan ku tahay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Qoraal ay soo saartay dowladda Jubbaland oo looga hadlay arrimaha siyaasadda, amniga, abaaraha iyo baaq ku wajahan beesha caalamka ayaa dhanka kale eedeymahan loogu jeediyay Dowladda Federaalka.

Hoos ka akhri qoraalkan oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:



Xafiiska Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...