Monday, June 22, 2026
25.5 C
Mogadishu

Jowhar

Shariif Sh. Axmed oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka +SAWIRRO

Jowhar (Halqaran.com) - Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Axadda maanta ah Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo...

Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday

Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Hirshabeelle oo la dhaariyay & guddoomiye KMG ah oo la...

Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo magacaabay, kadib Munaasabad ka dhacday...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Jowhar +(SAWIRRO)

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo muddooyinkii la soo dhaafay shaqo u joogay magaalada Muqdisho ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay dilkii Wasiir Karaani, kuna...

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Wasiirkii Beeraha Iyo Waraabka Hirshabelle Marxuum Cabdulqaadir...
Ahmed Mohamed

WAR DEG DEG: Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo caawa lagu...

Jowhar (Halqaran.com) – Warar goordhow naga soo gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya, in caawa halkaasi lagu dilay Wasiir ka tirsan...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay cabsi laga qabo in uu fatahaad sameeyo...

Jowhar (Halqaran.com) – Kaddib markii saacadihii la soo dhaafay uu Roobka Guga ka da’ayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa haatan soo...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin cusub iyo mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhintay...

Balcad (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaysa Qarax miino oo duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe lagula eegtay Masuuliyiin ka...