Hiiraan
Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku dilay nin 44 sano jir...
Hiiraan (Halqaran.com) - Maxkamadda Ururka Al-Shabaab ee ku taalla CeelCali ee gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin ay ku eedeysay inuu...
Cabsi xooggan oo fatahaadda Wabiga oo ka jirta Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka taagan cabsi aad u xooggan, taasi oo soo food saartay shacabka ku nool...
UPDATE: Ciidanka Xoogga dalka oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah...
Jowhar (Halqaran.com) – Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo inta badan gobollada dalka kawada howlgallo ka dhan ah Ururka A-Shabaab ayay ciidamada ka sameysteen...
Xog cusub oo ku saabsan sababta ka dambeysay burburka diyaaradii ku...
Beledweyne (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya sababtii ka dambeysay diyaaradii shalay ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...
Beledweyne: Banaanbax lagu taageeri rabay Madaxda DF Somaliya oo la joojiyay
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka socday qaban qaabada banaanbax la sheegay in lagu taageraayo Madaxda Dowladda Federaalka,...









