Hiiraan
Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Hiiraan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kala dhex-galay maleeshiyaad beeleed shalay ku dagaalamay deegaanada Xagar iyo Laan-cadaad oo ka tirsan Degmada Maxaas ee...
Is hortaag lagu sameeyay Kolonyo uu la socday Madaxweyne Waare oo...
Beledweyne (Halqaran.com) – Inta la ogyahay hal qof ayaa dhintay mid kalena wuu dhaawacmay, kadib markii maleeshiyo hubeysan ay ishortaag ku sameeyeen kolonyo gaadiid...
XOG: Wafdiga Shariif Sh. Axmed oo laga hor istaagay safarkoodii Baledweyne...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo maanta la fillaayay inay Magaalada Baledweyne gaaraan xubno uu horkacayo Gudoomiyaha Xisbiyada Madasha Qaran, Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa laga...
Garoonka diyaaradaha Baledweyne oo xirmay & Xaaladihii ugu dambeeyay
Baledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu xirmay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne.
Waxaa sabab u...
DAAWO VIDEO: CCW oo Digniintii ugu cusleyd ka soo saaray dagaallada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo Sabtidii maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay dagaal ka qarxa deegaanada...
Haweeney ganacsato ah oo lagu dilay bartamaha magaalada Baladweyne, kaddib markii…
Baladweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in haweeney lagu magacaabi jiray Xaliimo Ilyaas lagu dilay magaalada,...









