Friday, April 17, 2026
29.7 C
Mogadishu

Galgaduud

DF Somaliya oo sheegtay in ‘ku dhawaad 100 Al-Shabaab ah’ ay howlgal qorsheysan ku dileen

Galgaduud (Halqaran.com) - War-Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Amar culus soo saartay

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo xukun ku fulisay laba nin oo kufsi ka geystay...

Galgaduud (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaala deegaanka Galhareeri ee Gobolka Galgaduud waxaa ay gelinkii dambe ee Jimcihii xukun kula fuliyeen laba...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ka socda Xadka Hiiraan...

Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaano ka trsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in subixii Sabtida maanta ah Deegaanada Ceyr-Daye iyo...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka...

Galgaduud (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Janeral Odawaa Yuusuf Raage ayaa Arbacada maanta ah booqdey furimaha hore ee Ciidamada Xoogga ay Ku...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada DF Soomaaliya oo kala dhexgalay maleeshiyaad ku dagaallamay Galgaduud +(SAWIRRO)

Galgaduud (Halqaran.com) – kaddib markii maalmihii la soo dhaafay maleeshiyaad ay ku dagaalamayeen deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ee deeganada Galmudug, ayaa goobihii lagu...
Ahmed Mohamed

Somaliland ”Maalmaha soo socda waxaa deegaannadeena ku soo wajahan Roobab xooggan”

Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo ay Weheliyaan Agaasimka Waaxda Saadaasha Hawada ee wasaaradda Beeraha ayaa sheegay...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Taliyihii ciidanka Ilaalada Madaxweyne Qoorqoor oo lagu Dilay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Galmudug ee garabka...