Friday, April 17, 2026
29.7 C
Mogadishu

Galgaduud

DF Somaliya oo sheegtay in ‘ku dhawaad 100 Al-Shabaab ah’ ay howlgal qorsheysan ku dileen

Galgaduud (Halqaran.com) - War-Saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo Amar culus soo saartay

Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku amray ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay Ujeedka Xildhibaanada labada aqal ee maanta gaaray...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud. Xildhibaanadan oo ka amba...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ciidamada Militariga Itoobiya oo ku sii qul-qulaya magaalada Dhuusamareeb (Maxaa...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga Itoobiya oo aan qayb ka ahayn Xoogaga...
Weriye Ahmed Abdi

Nin soo xirtay dharka Dumarka oo lagu qabtay magaalad Guriceel

Guriceel (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku qabteen nin la sheegay in uu xirnaa dharka dumarka. Ciidamada Dowladda...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo ku sii siqaya magaalada Guriceel & Wararkii ugu...

Guriceel (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray deegaano hoos-tagga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maalin uun ka dib markii ay la wareegeen Ciidamada...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Beelihii ku dagaallamay Xeraale oo qodobbo muhiim ah ku...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Beelihii ku dagaalamay Deegaanada Xeraale iyo Huurshe ee Gobolka Galgaduud ayaa shalay heshiis qodobo ka kooban ku kala saxiixday Xeraale, iyadoo...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaad ka ogtahay Ujeedka RW Xasan Cali Kheyre uu...

Xeraale (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud si uu u hubiyo dhaqan...