dowladda Soomaaliya
WAR DEG DEG: Xukuumadda Somaliya oo go’aan culus ka Qaadatay labadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si aan la fileyn uga hadashay Laba Doorasho oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, Kuwaasi...
DF Somaliya oo war ka soo saartay doorashada maamulka Jubbaland, go’aan...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan dowladdu aqoonsan doonin natiijo walbo...
DF Somaliya: ”Ma aqbali doonno Natiijada ka soo baxda Doorashada Jubbaland”...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaraadda arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland...
Dhageyso Wareysi: Madaxweynihii hore ee Puntland oo farriin culus u diray...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Maamul gobolkeed Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, oo wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee VOA-day ayaa ka...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Caafimaad ee guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo DFS...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) iyo qaar...
AKHRI +SAWIRRO: Sababta ay Jubbaland u joojisay xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo...








