Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

dowladda Soomaaliya

DF Soomaaliya oo ka hadashay geerida Madaxweynihii Imaaraadka Carabta

Muqdisho (Halqaran.com) – R/Wasaaraha XF Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii...

DF Soomaaliya oo codsi deg-deg ah u dirtay Ha’ayadda IMF

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa si rasmiya uga codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib u...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

XOG CUSUB: Ma Aqbashay DF Somaliya go’aanka kama dambeysta ah ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay soo dhaweynayso go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka (ICJ), ee ay dib ugu dhigtay...
Editor

XOG XASAASI: Xisbiga uu hoggaamiyo Sheekh Shariif oo dacwad halis ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xisbiga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya u gudbiyeen maxkamadda Sare...
Jama Sh. Yusuf

DHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya oo ka hortimid in dib loo dhigo markale...

Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa ka hortimid in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda Muranka Badda Soomaaliya iyo Kenya. Ra ‘iisul Wasaare ku-xigeenka dowlada...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI AH: DF Somaliya oo War cusub ka soo saartay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa beenisay in xayiraad la saaray diyaaradaha u socdaala dhanka Magaalada Kismaayo, xilli todobaadkaan diyaarad uu Kismaayo u...
Ahmed Mohamed

XOG: Dowladda Somaliya oo amar ku bixisay in Saddex maalmood aysan...

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa muddo saddex cisho ah mamnuucday wax diyaarado ah inaysan dagi karin Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose, xilli...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Jubbaland oo DF Soomaaliya ku eedeysay inay duulaan ku tahay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay duulaan ku tahay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Qoraal...