Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

dowladda Soomaaliya

DF Soomaaliya oo ka hadashay geerida Madaxweynihii Imaaraadka Carabta

Muqdisho (Halqaran.com) – R/Wasaaraha XF Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii...

DF Soomaaliya oo codsi deg-deg ah u dirtay Ha’ayadda IMF

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa si rasmiya uga codsatay hay’adda lacagta adduunka ee IMF in ay dib u dhigto barnaamijka ay dib u...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno ka tirsan...

Gedo (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa dagaal culus uu ku dhex-maray degaano hoostaga degmada Luuq ee...
Ahmed Mohamed

Maxay ahaayeen 30-ka ruux ee maanta lagu xiray Beledweyne?

Muqdsiho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo...
Ahmed Mohamed

Update: Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo Digniin cusub u diray DF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Dowladda Federaalka uga digay in ay markale khilaaf ka dhex abuurto maamul Goboleedyada dalka. Midowga Musharraxiinta ayaa...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo shaaca ka qaaday inuu soo kala kacleeyay Cudurka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in markale uu cudurka safmareenka ah ee Coronavirus uu ku soo...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo si kulul u eedeysay DF ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha xaquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lala wadaagay Warbixin gaar ah oo ku saabsan walaaca laga qabo in Madaxda...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo shaacisay Kiisas horleh oo Cudurka Covid-19 ah

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee Covid-19 ku sheegtay inay...