Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

DF Somaliya oo war ka soo saartay doorashada maamulka Jubbaland, go’aan aan la fileyna ka qaadatay!

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan dowladdu aqoonsan doonin natiijo walbo oo ka soo baxda doorashada maamulka Jubbaland.

Wasaaradda ayaa xusay in doorashadda magaalada Kismaayo ka socota ay baal marsan tahay dastuurka iyo habraaca Doorashada ee soo saartay Wasaarrada arrimaha gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Dowladda Soomaaliya:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Haqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...