27.1 C
Mogadishu
Monday, November 28, 2022

Tag: war ka soo saartay

Puntland  oo war ka soo saartay Shirka Sabtida lagu qabanayo Xerada Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa beenisay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo qabanqaabiyay Shirka lagu waddo in magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada...

DF Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay dagaalka ka socda Itoobiya +(AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ee u dhaxeeya Ciidamada Federaalka...

UPDATE: Ururka Al-Shabaab War ka soo saartay qaraxii lagu dilay mas’uuliyiin caan ah oo ka tirsanaa Hirshabeelle

Balcad (Halqaran.com) - War ka soo baxay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa looga hadlay qarax xoogan oo maanta mas’uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle lagula eegtay...

DHAGEYSO: Jubbaland oo war ka soo saartay dhaawaca Abuukaate Axmed Qolyar & Xaaladdiisa…

Kismaayo (Halqaran.com) - Afhayeenka wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si kulul uga hadlay dhaawaca, Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar oo...

UPDATE: Xukuumadda Somaliya oo war deg-deg ah ka soo saartay Odayaashii u hoggaansamay amarka Al-Shabaab!

Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay odayaashii soo xulay ergadii soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya...

DF Somaliya oo war ka soo saartay doorashada maamulka Jubbaland, go’aan aan la fileyna ka qaadatay!

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan dowladdu aqoonsan doonin natiijo walbo...

Dagaalkii Awdheegle & Khasaarahiisa iyo Al-Shabaab oo war ka soo saaray dagaalka

Awdheegle (Halqaran.com) - Waxaa Faah-faahin dheeraad ah kasoo baxaysa qaraxyo iyo dagaal toos ahaa oo maanta Maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen degmada Awdhgeele ee...

Dhageyso Shir Jaraa’id: Madaxtooyada Jubbaland oo war ka soo saartay arrimaha Doorashada

Kismaayo (Halqaran.com) – Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne Ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland oo galabta shir jaraa’id ku qabtay madaxtooyada Kismaayo ayaa waxa uu...

Don't miss

Madaxweynha JFS Xasan Sheekh Oo Khudbad Ka Jeediyay Furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya

Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Malls, major business outlets in Eastleigh to shut on 8th Dec in protest over policeman Ahmed Rashid

Malls and major business outlets in Eastleigh will be...

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la soo afjaray weerarkii Villa Rays

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Sheegay in waddankiisa uu ka dhigaayo Wadanka ugu Awooda badan Caalamka!

Kuuriya(Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa...

Maamulka Goboleedka Galmudug oo soo bandhigay Ajaanibtii ay ka qabteen Xeebta Magaalada Hobyo.

Hobyo (Halqaran.com) –Wararka Aan Ka heleyno  gobolka Mudug...