doorashada Jubbaland
Al-Shabaab oo markii ugu horreysay ka hadashay Saddexda Madaxweyne ee lagu...
Kismaayo (Halqaran.com) - Hoggaanka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, ayaa war ka soo saaray seddexdii Madaxweyne ee Khamiistii aynu soo dhaafnay lagu doortay magaaladda Kismaayo.
Isagoo Wareysi...
DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbaddii Axmed Madoobe, kaddib guushiisa ee Doorashada Jubbaland...
https://youtu.be/gMjQIzIKNOA
”Madaxweyne Farmaajo Qiyaano qaran bay ku tahay in uu Itoobiya u...
Kismaayo (Halqaran.com) – Mid ka mid ah mudanayaasha BF Soomaaliya oo lagu magacaabo, Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa war kasoo saaray xiisadda ka jirta...
DEG DEG: Jubbaland oo ku dhowaaqday in ay xuduudda Kismaayo ka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goo-rdhow soo saaray go’aano amni oo lagu soo rogay magaalada Kismaayo laga billaabo caawa iyo illaa inta...
DHAGEYSO: Xildhibaan Kashifay Ujeedada Dowlada Somaliya Ka leedahay Jubbaland + XOG...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xamaasada Siyaasadeed ee Ka socota Kismaayo waxay ka dhigan tahay inay xaaladu sii culusaatay,iyadoo dawlada Dhexe iyo Beesha Caalamkuba ay Xaniinyo...
DF Somaliya oo war ka soo saartay doorashada maamulka Jubbaland, go’aan...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aysan dowladdu aqoonsan doonin natiijo walbo...









