Saturday, June 20, 2026
27.4 C
Mogadishu

doorasho

Daawo Muuqaalka: Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo sheegay inay hal arrin ka codsadeen Xasan Sheekh

Dhuusamareeb (HalQaran.com) - Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado...

Dhageyso Wareysi: Feysal Cal Waraabe ”Muuse Biixi kursiga si sharci darro ah buu...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhinin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Suuriya oo ka dhaceysa Doorashada madaxtinimada ee dalkaasi

Syria (Halqaran.com) -  Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn...
Jama Sh. Yusuf

Maalintii ugu dhimashada badnayd mudaharaadyada ka socda Myanmar

Myanmar (Halqaran.com) - Booliska dalka Myanmar ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof, waxaa sidaasi shaaciyay Xafiiska...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Ra’iisul Wasaare Rooble ”Waa ka xumahay wixii maanta iyo xalay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. RW Rooble...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Jadwalka doorashada Aqalka sare oo fashilmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Talaadada maanta ah oo ku beegan 1-da December ayaa waxaa lagu waday in dowlad goboleedyada dalka ay ka billaabato doorashada Aqalka...
Ahmed Mohamed

Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo doortay Shir guddoon (Maxaa cusub)!

Muqdisho (Halqaran.com) - Musharraxiinta xilka Madaxweynaha ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa guddoomiye u doortay Shariif Sheekh Axmed, Afhayeenka Guddiga ayaa loo doortay Ridwaan...