Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

doorasho

Daawo Muuqaalka: Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo sheegay inay hal arrin ka codsadeen Xasan Sheekh

Dhuusamareeb (HalQaran.com) - Siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee doonaya in isbedel maamul uu ka dhaco deegaanada maamulkaas, isla markaana doorasho la aado...

Dhageyso Wareysi: Feysal Cal Waraabe ”Muuse Biixi kursiga si sharci darro ah buu...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhinin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Hirshabeelle oo la dhaariyay & guddoomiye KMG ah oo la...

Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo magacaabay, kadib Munaasabad ka dhacday...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Guddoomiye Mursal iyo Axmed...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane  Axmed...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Finland oo arrimo muhiim...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka arrimaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay Shir dhanka Online-ka ah oo...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay. Shirkan ayaa...
Jama Sh. Yusuf

XOG XASAASI + WARBIXIN: Ma wuxuu mideeyay Khilaafkii DF Somaliya iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe u muuqatay mid kacsan, kadib markii ay is-biirsadeen arrimo dhowr ah oo ay kamid...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo markii 3-aad loo doortay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland

Kismaayo (Halqaran.com) - Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta markii 3-aad loo doortay inuu hoggaamiyo Maamulka Jubbaland, ka dib markii uu helay...