Dhaawac
UPDATE +DAAWO SAWIRO: Faah-faahin dheeraad oo ka soo baxeysa Qarax ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax saaka ka dhacay Carwadii hore ee Taleex ee Degmada Hodan, kaasi oo lala...
XOG: Maxaa ka jira in dagaal lagu dhaawacay Afhayeenkii Al-Shabaab Cali...
Awdheegle (Halqaran.com) – Warar ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose lagu dhaawacay Afhayeenkii Guud ee Ururka Al Shabaab, Cali Maxamuud Raage...
UPDATE: Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana Duqii Muqdisho oo dhaawicii u geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqii magaalada Muqdisho, ahaana gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Khamiistii maanta magaalad Dooxa ee dalka Qatar ugu geeriyooday dhaawacii toddobaadkii hore...
UPDATE: Mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalka Qadar oo...
Dooxa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dooxda ee dalka Qadar, ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi uu...
In ka badan 15 qof oo ku geeriyootay qarixii maanta ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa isa soo taraya khasaaraha nafeed ee uu sababay qarax saaka baqadii ka dhacay agagaarka bar koontorool oo ku taalla agagaarka...
UPDATE: Al-Shabaab oo Ciidamo Kenyaan ku dhaawacay Laamu
Laamu (Halqaran.com) - Laba askari oo Kenyan ah ayaa ku dhaawacantay kaddib iska hor imaad hubeysan oo ciidamada booliska Kenya iyo dagaalyahanno Al-Shabaab ka...









