Tuesday, May 12, 2026
30.9 C
Mogadishu

dagaal

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Wakiilka QM ee Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee...

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray Xaaladda magaalada Laascaanood +(War-saxaafadeed)

Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaya, iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay...
Ahmed Mohamed

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Al-Shabaab...

Awdiinel (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Ciidanka dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Ciidanka xoogga dalka Al-Shabaab kula galeen deegaanka Awdiinle oo qiyaastii...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Galmudug oo war ka soo saartay dagaal maanta ka dhacay...

Dhuuusamareeb (Halqaran.com) - Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hadashay dagaal Arbacadii maanta Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka ku dhexmaray Magaalada Dhuusamareeb...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Milateriga & Nabad Sugidda oo la wareegay deegaanno ay ku...

Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada Militariga qaybta 21aad iyo Ciidanka Nabad Suggida Maamulka Galmudug ayaa la wareegay deegaano maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay odayaasha dhaqanka beelo dhawaan ku dagaallamay...

Baladweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa Kkamiista maanta Madaxtooyada Baladweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku sheegay inaysan wax dowlad ah ka...

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump oo khudbad ka jeediyay bannaanbax lagu taageerayay Ololihiisa Dib u doorashada Madaxtinimada Maraykanka, kaas oo ka...