dagaal
Wasiir Fiqi oo la kulmay Ciidamo Macawiisley oo la dagaallamay Al-Shahaab
Bacaadweyn (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Galmudug Md. Axmed M. Fiqi, taliyaha Qeybta 21aad ee ciidamka XDS S/Guuto Khooje, taliyaha ciidamada Booliska Galmudug S/guuto Bishaar,...
Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...
Update: Wararkii ugu dambeeyay Weerarka Hotel Elite & rasaas weli ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 15 qof ayaa ku dhimatay, tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib markii qarax weerar toos ah...
DF Soomaaliya oo sheegtay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay inay ku guuleysteen in ay soo afjaraan howlgalkii ka socday Gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho,...
Taliyihii ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu dilay dagaal ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya, in iska horimaad halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kooxo ka...
Faah-faahin ku saabsan duqeyn iyo dagaal ka dhacay G/Bari
Bari (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal iyo duqeyn subixii Talaadada maanta ah ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bari.
Dagaalkaas ayaa...









