dagaal
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ku baxay dagaalkii ka dhacay Dayniile +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho; Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Guduud...
Ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka...
Galgaduud (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Janeral Odawaa Yuusuf Raage ayaa Arbacada maanta ah booqdey furimaha hore ee Ciidamada Xoogga ay Ku...
Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Puntland iyo...
Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya maanta halkaasi inuu ka dhacay dagaal Khasaare gaystay oo u dhaxeeyay...
AMISOM oo sheegtay inay dishay xubno Al-Shabaab ah, saanado hubna ka...
J/Hoose (Halqaran.com) - Taliska ciidamada Midowga Afrika Amisom, ayaa sheegay inay dagaal ku dileen xubno ka tirsanaa Shabaab, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Bilis...
Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo & Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga...
Faah-faahin: Dagaal Khasaare geystay oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Booliska iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku...









