Tuesday, June 2, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ciidanka xoogga dalka

Midowga Afrika oo shaaciyay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka

Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan...

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh

Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Weerar lagu qaaday Saldhig ay ku sugnayeen ciidanka...

Gedo (Halqaran.com) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay, ciidamada xogoga dalka Soomaaliya ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, kaddib...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan...

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa...
Ahmed Mohamed

5 ruux oo loo qabtay qoyskii lagu laayay Degmada Warsheekh

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo howlgal ku dilay xubno ka tirsan...

Buulaburde (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Isniintii maanta howlgallo ka dhan maleeshiyaadka Ururkja Al-Shabaab ka billaabay waddada u dhaxeeysa degmooyinka Buulabarde iyo Jalalaqsi halkaas...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay howlgal ku dileen xubno ka...

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ay howlgallo ka dhan ah...
Ahmed Mohamed

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab lagu dilay howlgal laga fuliyay deegaanno ka...