Tuesday, June 2, 2026
28.1 C
Mogadishu

Ciidanka xoogga dalka

Midowga Afrika oo shaaciyay in qaar kamid ah saldhigyada ATMIS lagu wareejinayo ciidanka xoogga dalka

Muqdisho (HalQaran.com) - Guddi ka socday Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal xaqiiqo raadin ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya, si ay u qiimeeyaan...

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh

Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka xirta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray adeegsiga Dharka iyo Astaamaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed in ay adeegsadaan dad...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo Al-Shabaab deegaanno kala wareegay

J/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa waxaa la sheegay in howlgal ay sameeyaan ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan...
Weriye Ahmed Abdi

Lix ka mid ah ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in maanta qarax miino lagu dilay lix ka mid ah ciidamada sida gaarka...
Ahmed Mohamed

Daawo Sawirro: Ciidanka Xoogga dalka oo Gurmadkii ugu horreeyay la gaarsiiyay...

Baledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka oo u istaagay ka qayb qaadasha gurmadka loo fidinayo shacabka ku barakacay fatahadaha Magaalada Baledweyne ayaa gelinkii dambe...
Weriye Ahmed Abdi

Duqeyno dhanka cirka oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose & Shabaab...

Awdheegle (Halqaran.com) – Faah-faahin ka soo baxeysa weerarro dhanka cirka ah oo siyaabooyin kala duwan maleeyhiaadka Al-Shabaab loogula beegsaday saldhigyo ay ku leeyihiin deegaano...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo fashiliyay weerar rogaal celis oo ay...

Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay si rogaal celis ah ugu soo qaaday fariisinka cusub...