Sunday, December 14, 2025
25.5 C
Mogadishu

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh

Bakool (Halqaran.com) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi oo markii hore dagaalamaayasha Al-Shabaab gacanta ugu hayeen.

Ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay cagta mariyen xaruma ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ay ku lahaayeen fariisimo waa weyn waa sida ay hadalka u dhigeene.

Ciidamadda dowladda oo garab ka helaya dadka deeggaanka ayaa wadda dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana ay sheegeen in saacadihii la soo dhaafay ay gacanta ku dhigeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Gobolkaasi Bakool.

Sidoo kale, Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay dagaallo Culus oo u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana dagaaladii ugu dambeeyay Guulo ka sheegtay Dowladda Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...