la wareegay deegaanno horleh
Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay la wareegeen deegaanno hor-leh
Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10-km u jira degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool, halkaasi...




