Thursday, January 22, 2026
24.6 C
Mogadishu

booqasho

Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Isbitaalka Erdogan ku booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Maxaas

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan iyo qaar kamid ah Wasiiradiisa...

Muxuu Madaxweyne Xasan ku soo arkay xarunta lagu tababaro Ciidanka Badda Soomaaliya ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Ku-simaha Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo booqasho lama filaan ah ku yimid...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Soomaaliya, tani oo ah booqashadii ugu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed oo gaaray magaalada...

Jowhar (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta ah gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda...
Ahmed Mohamed

RW Rooble oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaallada Muqdisho, una...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho labo maalmood ah ay uga billaabatay dalka...

Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi oo kormeeray dekedda Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan sii hayayaasha wasaaradaha dekadaha iyo maaliyadda ayaa Talaadadii...
Editor

Daawo Sawirro: Sida Madaxweyne Saciid Deni iyo wafdigiisa galabta loogu soo...

Nugaal (Halaqaran.coom) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira labada Gole ee Dowladda, ayaa galabta lagu...