Wednesday, January 21, 2026
25.1 C
Mogadishu

booqasho

Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo Isbitaalka Erdogan ku booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Maxaas

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Mahad Xasan Cusmaan iyo qaar kamid ah Wasiiradiisa...

Muxuu Madaxweyne Xasan ku soo arkay xarunta lagu tababaro Ciidanka Badda Soomaaliya ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka...
spot_imgspot_img
Caalamka
Duuliye

Biden iyo Qoyskiisa oo booqasho ku tagay goob uu...

Texas (Halqaran.com) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill  booqday magaalada Uvalde ee gobolka Texas si ay beer nugeyl ugu muujiyaan xigtadii...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira +(SAWIRRO)

Qaahira (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku joogga dalka Masar ayaa Talaadadii maanta booqday Xarunta Jaamacadda Carabta ee...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka arrimaha dibada Ireland...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Difaaca Ireland, Simon Coveney oo maanta...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Masar oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi ayaa maanta booqasho taariikhiya ah ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti, iyadoo booqashadiisaan ay qaadan doonto Afar...
Ahmed Mohamed

Shariif Sh. Axmed oo maanta booqday Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed, ayaa Arbacadii maanta tacsi ugu tagay qoyska Madaxweynihii hore...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta Booliska +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula...