Baydhabo
RW Rooble oo kormeeray qeybta Lixdamaad & Dugsiga Tababarka Ciidanka ee...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qeybta lixdamaad ee Ciidanka Xoogga dalka iyo Dugsiga tababarka Ciidanka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mashruuc horumarineed ka furay Baydhabo +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda...
R/Wasaare Rooble oo arrimo muhiim kala hadlay Golaha Wasiirrada ee Koonfur...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Mr. Rooble...
Wasiirka Dastuurka DF Somaliya oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka)
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay.
Wasiirka...
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay taliye cusub
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Taliyaha Howlgelinta Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftaagreen...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagaren’ oo magacaabis cusub sameeyay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed...









