Saturday, May 23, 2026
28.9 C
Mogadishu

Ahlu Sunna

Ahlu Sunna oo dooneysa in looga faa’ideeyo farriinta nabadaynta ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ka filaya in uu dhexdhexaadiyo iyaga iyo Maamulka...

Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca hore ee….

Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Maxaadan ogeyn oo ka socda Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararkii ugu dambeeyey ee hadda naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa sheegayo inuu soo if baxay Khilaaf...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay banaanbaxyo Ahlu Sunna iyo DF Somaliya lagu kala...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ka dhacay laba Banaanbax oo iska soo horjeeda. Banaanbaxyada ayaa waxaa dhigaayay dad kala taageersan...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Heshiiskii ay wada galeen Ahlu Sunna iyo DF Somaliya...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii Dowladda Federalka Soomaaliya...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay tahay Ujeedka laga leeyahay Ciidamada DF Somaliya ee maanta laga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta halkaasi la geeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka...
Weriye Ahmed Abdi

WAR CUSUB: Ciidamada Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq Ciidan ka wada Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Ciidanka dowladda ayaa lagu soo waramayaa inay dhaq dhaqaaq Ciidan ka wadaan Magaalada Dhuusamareeb...