Wednesday, May 20, 2026
30.9 C
Mogadishu

XOG XASAASI: Heshiiskii ay wada galeen Ahlu Sunna iyo DF Somaliya oo burburay & Ahlu Sunna oo ku hanjabtay..

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay inuu burburay heshiiskii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunnada Gobollada Dhexe.

Qoraalka ayaa lagu sheegay burburka heshiiskaasi inay masuul ka yihiin Madaxda Fowladda Federalka Soomaaliya oo dhaqan gelin waayay qodobadii lagu heshiiyay.

Ahlu Sunna ayaa ugu baaqday Ciidamadooda iyo dadka deegaanka inay u diyaargarowbaan difaacida naftooda iyo deegaankooda.

Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa loogu sheegay Beesha Caalamka wixii ka dhaca deegaanada Galmudug masuuliyadeeda inay qaadeyso Dowladda Federalka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Ahlu Sunna:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...