Tuesday, January 20, 2026
25.2 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay guddoonka golayaasha iyo Komishinkii hore

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Arbacadii maanta xarunta madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay guddoonka labada gole iyo guddiga waqtiga ka sii dhammaanayo ee doorashooyinka Somaliland.

Kulankan oo saxaafadda ay banaan joog ka aheyd, ayaa waxaa kulankaasi looga hadlay, arrimo ay ka mid tahay, howlihii iyo shaqooyinkii ay qabteen guddiga waqtiga ka sii dhammaaday ee doorashooyinka Somaliland iyo arrimo kale.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka Kulanka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...