Kulanka Muuse Biixi iyo guddoonka labada gole ee Somaliland
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay guddoonka...
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Arbacadii maanta xarunta madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay guddoonka labada gole iyo...




