doorashada Somaliland
Muuse Biixi Cabdi oo doorashada Somaliland kala hadlay guddoomiyeyaasha gobollada
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniiintii maanta kulan loogu diyaar garoobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee bartamaha...
Madaxweynaha Somaliland oo meel-mariyay xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu Arbacada maanta ku meel mariyey...
Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland oo heshiis kala saxiixday +(SAWIRRO)
Hargeysa (Halaran.com) - Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray murunka hareeyay qabsoomidda Doorashooyinka Somaliland.
Madaxda...
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Somaliland oo kulan muhiim ah la yeeshay guddoonka...
Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Arbacadii maanta xarunta madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay guddoonka labada gole iyo...







