Sunday, November 22, 2026
26 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Somaliland oo baareysa saameynta caafimaad ee hirarka Isgaarsiinta

Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Isniintii maanta ku dhawaaqday inay bilaabeyso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaarsiinta ka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Aabihii Wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar oo sheegay Sababtii ka...

Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo Sabtidii 29-kii bishan Agoosto xilli fiid ah duleedka Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ay ka dhacday dhacdo argagax laheyd,...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Amar ku socda Madaxda K/Galbeed...

Baydhabo (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu kordhay weerarrada Xubno ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ka geystaan deegaannada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay Ujeedka loo qabtay Shirkii Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka warbixiyay sababaha ka dambeeyay inay magaalada Garoowe kulan gaar ah ku...
Editor

VIDEO: Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo go’aanno ka soo saaray Shirkii...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubaland Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa War-murtiyeed ka soo saaray Shirkii Garoowe uga socday maalmihii...
Editor

DHAGEYSO: Madaxtooyada Somaliya oo qirtay in xeerka Saxaafadda wali ay ku...

Muqdisho (Halqaran.com) – Xeerka saxaafadda Soomaaliya oo wax ka-baddel lagu sameeyay ayaa Arbacadii maanta la dhaqan galiyay, iyadoo wali ka taagan dood ku aaddan...