Sunday, November 22, 2026
26.4 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Editor

DAAWO VIDEO: Ilkacase muxuu ka ogaa isku dayga khaarijin ee Asad...

Kuala-lumpur (Halqaran.com) - Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa baahisey barnaamijkii la sugayey ee laga diyaariyey shabakad Al-Shabaab u qaabilsan dilalka Muqdisho, oo xubno ka tirsan la qabtay. Inkastoo...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Liiska Xildhibaannada cusub ee Galmudug oo la shaaciyay + (Magacyada)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada ee dhismaha Galmudug ayaa Jimcihii maanta soo bandhigay liis ay ku qoraan magacyada saddex iyo sideetan xubnood, oo ka...
Editor

DHAGEYSO Warbixin Xiiso leh: Guurka Soomaalida qurbaha iyo Ajaaniibta

Nairobi (Halqaran.com) - Waxaa sanadihii tegay soo badanayey guurka u dhaxeeya Soomaalida qurbajoogta ah iyo dadyowga ay dalalkooda ku soo haajireen. Gobollada Soomaalida Mareykanka ay...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Khilaafkii ka jiray dhismaha Galmudug oo la xaliyay iyo guddiga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Farsamada iyo Maamul dhisidda ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay...
Editor

SPORTS: Sadio Mane oo Ku guulaystay abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Qaarada...

Qaahira (Halqaran.com) - Xidigga garabka uga cayaara naadiga Liverpool iyo xulka Senegal Sadio Mane, ayaa loo doortay laacibka ugu fiicnaa Afrika 2019, munaasabad ka...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Maxaa sal u ah in xilligaan Al-Shabaab ay aad u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa maalmihii ugu dambeeyay xoojiyay weerarrada ay ka gaysanayan gudaha dalka iyo dibadiisaba, iyadoona ay dadku ku dhalisay walaac...