Sunday, November 22, 2026
26.4 C
Mogadishu

XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.

Mugadisho Halqran.com     QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA""" Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo? Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”

        Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Feysal Waraabe ”Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa mar qura ka dhawaajiyay, in uu madaxa ka dhunkaday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoona...
Editor

DAAWO VIDEO XASAASI: Sheekh Cabdi Xayi ‘‘Siyaasiyiintii haday heshiiyeen Culimadii bay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo uu meel xun uu gaaray khilaafka dhexmaray Sheekh Umal iyo Sheekh Soomaw ayaa waxaa Jimcihii maanta si cajiib ah uga...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: ‘‘Somaliland u dul-qaadan mayso cid walba oo soo faragelisa...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, Baashi Maxamed Faarax, ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan Kommission-ka  doorashooyinka cusub, isagoo sheegay...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Madasha Xisbiyada Qaran oo war deg-deg ah ka soo...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Madaxwaynihii  Hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka Warbixiyey Kulankii isaga iyo Sheekh Shariif ay Madaxtooyadda Qaranka kula yeesheen...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cirro ‘‘Hargeysa waxa ka socda waa Fal Argagixisnimo,...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland Cabdiraxman Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in waxa Somaliland ka dhacaya ay...
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: ‘‘Maanta Hargeysa Xamar ayaa laga dhigay, wixii dhacayna waxaa...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xoghaye ku-xigeenka arrimaha gudaha ee xisbiga Waddani Sacad Cali Black, ayaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Muuse Biixi ku eedeeyay in...