XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
VIDEO: 24-kii saac ee la soo dhaafay oo Somaliya laga diiwan-geliyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay...
DHAGEYSO WAREYSI: Safiirkii Somaliya u fadhiyay dalka Masar oo Cudurka Coronavirus...
Kuwait (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya waddanka Kuwait ayaa sheegaya, in dalkaasi uu ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar, marxuum Danjire...
DAAWO VIDEO: Wasaaradda Caafimaadka Somaliya oo ka war bixisay Xaaladihii ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo...
DHAGEYSO: Taliyihii ciidamada Booliska Dhuusamareeb oo Is-casilay, kaddib markii xubno Shabaab...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa ururka Al-Shabaab laga sii daayay...
DHAGEYSO: Xaafadda Islii ee Nairobi oo culeyskii laga qafiifiyay, kaddib markii…
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya oo laba maalmood ka hor ciidan fara badan ku soo daadisay xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa Jimcihii dib...
DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka jira in DF Somaliya aysan wax kaalin...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dadaallo xooggan oo ay wadaan guddiga gurmadka magaalada Beledweyne ayaa si habsami leh u socda, kuwaasi la doonayo in sanadkan fatahaad...







