XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DHAGEYSO: Wasiirkii Galmudug ee XAAF Xilka ka qaaday oo goor-dhow Afka...
Galmudug (Halqaran.com) – Saacado kadib markii xilka laga qaaday Wasiirkii Galmudug ee dhinaca Qorsheynta ayaa waxaa durba jawaab ka bixiyay Wasiir Cabdikaafi Maxamed Maxamuud....
DEG DEG + DAAWO VIDEO: ”Waxaanu Bulshada Sanaag ugu baaqaynaa Muuse...
Hargeysa (Halqaran.com) - Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa si kulul uga hadlay Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo maalintii shalay ku biiray Puntland,...
DAAWO SAWIRRO: Farxad Aroos oo ka socotay Muqdisho oo mar qura...
Muqdisho (Halqaran.com) – Xilli lagu guda jiray jawi farxadeed oo aroos ah, islamarkaana Caruuska iyo Caruusadda ay ku sugan yihiin guri ku yaallo Xaafadda...
DAAWO VIDEO: Nuxurka Khudbaddii Axmed Madoobe, kaddib guushiisa ee Doorashada Jubbaland...
https://youtu.be/gMjQIzIKNOA
DAAWO VIDEO: Maxay Somaliland ka tidhi in Gaadiid dagaal looga qabsaday...
Laascaanod (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa markale ka hadashay dagaal shalay degmada Hadaaftinimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray Ciidanka...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Daacish-ta Soomaaliya ay dagaalkeeda u weecineyso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa muuqaal ay soo duubtay ku muujisay inay dooneyso inay beegsato dalka Itoobiya.
Muuqaalkan ayaa lagu sheegay in...







