Saturday, July 18, 2026
26.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

KENYA oo soo saartay amar cusub oo saameynaya Soomaalida u socdaasha...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa soo saartay amar cusub oo ku saabsan socdaalka dadka Soomaaliyed ay ku tagayaan gudaha dalka Kenya. Muwaadiniinta Soomaaliyed ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Sida ciidamada AMISOM loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb, Yaase...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi lagu soo dhaweeyay Ciidamada Amisom. Ciidankaan ayaa xalay ku...
Ahmed Mohamed

Maxaad ka ogtahay ballanqaadka uu taliyaha cusub ee booliska Soomaaliyeed u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdi Xasan Xijaar ayaa ballanqaaday in ay furi doonaan Waddooyinka xiran ee Caasimadda Muqdisho . Taliye...
Ahmed Mohamed

WAR CUSUB: Maxaa ka jira in imaaraadka uu hub si qarsoodi...

Garoowe (Halqaran.com) -  Sida ay xog hoose ku haleyso warbaahinta Halqaran.com ayaa sheegaya, in maalmihii dambe uu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay dowlad...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka taqaanaa Taariikhda taliyaha dagaalka tooska u galay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda federaalka ah ee Soomaaliya la wareegay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo askarinnimada qortay 14 sano...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Maxay tahay arrinta xasaasiga ah ee shaqada looga eryay gabadha...

Washington (Halqaran.com) - Haweeneydii gacan yaraha khaaska ah u ahayd madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu khasbay inay shaqada iska casisho kadib markii, sida...