Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo Guddoomiyeyaal cusub u magacaabay Degmooyinka, Hodan, Boondheere iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaashii degmooyinka Hodan, Boondheere iyo...
RW Xamse “Soomaaliya waxay maanta taagan tahay marxalad kalaguur ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo Khamiistii maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...
Xukuumadda Somaliya oo Bangiga Adduunka kala hadashay qorshaha dib u habeynta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo Khamiistii maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya...
Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday Dhoofinta Dadka xoogsatada ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku caddaysay in la mamnuucay in dalka dibeddiisa...
Labo Askar oo horey dil u geystay oo maanta lagu toogtay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Khamiistii maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag ah, kuwaas oo...
Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay Shirkad laga leeyahay dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda XF Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan oo ka duuleya dhiirgalinta maalgashiga shisheeye ee dalka ayaa...







