Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Soomaaliya oo shaaca ka qaaday inuu soo kala kacleeyay Cudurka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in markale uu cudurka safmareenka ah ee Coronavirus uu ku soo...
DHAGEYSO: Khasaaraha qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho & Booliska...
Muqdisho (Halqaran.com) – 5 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen, halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayad u...
C/raxmaan C/shakuur ”Doorasho aan lagu qanacsaneyn Muqdisho kama dhaceyso”
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin ay...
Wasiirka Shaqada & arrimaha bulshada Soomaaliya oo gaaray Garoowe, arrimo badanna...
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa Isniintii maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sh/Hoose
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay guddiga adeegga garsoorka iyo la dagaallanka Musuq-maasuqa
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee...







