Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW ku-xigeenka dalka oo ka qeybgalay Shirka Isbaddelka Cimilada & Sugnaanta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo...
Akhriso Qormadaan Muhiimka ah (Hurdo 8 saacadood oo toos ah, lama...
Qormo (Halqaran.com) - Hurdo la'aantu waxay kordhisaa halista cudurka Alzheimers
Markii uu faafay kacaankii warshadaha iyo u dhaqaaqista ku tiirsanaanta waqtiga iyo saacada, waxaa isbedelay...
Ku-simaha Madaxaweynaha Dalka oo kulan la yeeshay Guddoomiye Cali Jeeyte Cismaan(Maxay...
Muqdisho(Halqaran.com) –Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka...
Madaxweynaha JF Soomaaliya oo booqday Ciidanka Tababarka u jooga dalka Ereteriya
Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa Jimcihii maanta kormeeray xerada...
DF Somaliya oo Digniin cusub ka soo saartay weeraro lala damacsan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Jimcihii Maanta soo saartay Digniin cusub oo ku socota shacabka kunool magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, taasi...
Hay’adaha Sirdoonka Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday
Addis Ababa (Halqaran.com) - Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia...







