Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa looga hadli doonaan Shirka maanta ka furmay magaalada Baydhabo +(Ogow...
Baydhabo (Halqaran.com) - Shirka wadatashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad goboleedyada ayaa Tallaadadii maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG...
TOP NEWS: AKHRI – Maxay ka tiri Puntland hanaanka doorashada maamulka...
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si weyn u boggaadisay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Jubbaland ee Tallaadadii maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.
Puntland ayaa...
XOG CUSUB: Somaliland oo war ka soo saartay dadkii lagu laayay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa si kulul uga hadlay dadkii lagu dilay deegaanka Ceel-Afweyn...
Daawo Sawirro: Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Jubbaland oo la dhaariyey, Guddoomiye...
Kismaayo (Halqaran.com) – Guddoomiyaha KMG ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa loo doortay Xildhibaan Sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo noqday xildhibaanka ugu da’da weyn, kaddib markii...
WAR XASAASI: Wada hadallada Korneyl Caare iyo Somaliland & Wararkii ugu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Odayaasha beelaha Somaliland iyo waxgaradkooda ayaa muddooyinkii dambe ka dhex-waday waan waan Jabhada Kornayl Caare iyo Xukuumada Somaliland, taasoo muddooyinkii dambe...
AKHRI: Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo kala jeedaan Xildhibaannada cusub...
Kismaayo (Halqaran.com) - Garabka Guddiga Doorashooyinka ee Musharaxiinta Jubbaland ay ku dhawaaqeen ayaa soo bandhigay liiska 66 Xildhibaan iyo beelaha ay ka soo kala...







