Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

TOP NEWS: AKHRI – Maxay ka tiri Puntland hanaanka doorashada maamulka Jubbaland iyo dhaarintii Baarlamaanka cusub?!

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si weyn u boggaadisay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Jubbaland ee Tallaadadii maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.

Puntland ayaa dowlad goboleedka Jubbaland iyo shacabkeeda ku ammaantay sida isku duubnida ah ay uga gudbayaan marxaladda doorashada ee dhawaan la filayo inay ka dhacdo magaalada.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Puntland:

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...