dhaarin
Ilhaan Cumar oo markii 3-aad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka...
Minnesota (Halqaran.com) – Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan...
Maxaa ka jira in Xildhibaannadii Laga soo Doortay Ceelwaaq ...
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa goordhow Muqdisho ku dhaariyey xildhibannadii lagu soo doortay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxaanata tirada...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug, isla goobtana...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe ee galabta magacaabay Guddoomiyaha Maxkmada Sare ee Galmudug
Wareeg...
AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa wasiirrada ee ka harsanaa maamulkiisa.
Qoorqoor ayaa magacaabay 11...
DAAWO SAWIRRO: Wasiirro lagu dhaariyay Madaxtooyada Garoowe +(Akhri magacyadooda)
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo Loo Dhaariyey Xila Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta, Isgaarsiinta iyo...
TOP NEWS: AKHRI – Maxay ka tiri Puntland hanaanka doorashada maamulka...
Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland, ayaa si weyn u boggaadisay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Jubbaland ee Tallaadadii maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo.
Puntland ayaa...









