Tuesday, April 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

AKHRI: Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo kala jeedaan Xildhibaannada cusub ee Jubbaland

Xildhibaannada Cusub Jubbaland ee lagu dhawaaqay

Kismaayo (Halqaran.com) – Garabka Guddiga Doorashooyinka ee Musharaxiinta Jubbaland ay ku dhawaaqeen ayaa soo bandhigay liiska 66 Xildhibaan iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan, kuwaasi oo ay soo bandhigeen.

Liiskaan ayaa ka duwan mid xalay ay soo bandhigeen Xubnaha Guddiga Doorashada Jubbaland oo Madaxweyne Axmed Madoobe horay u magacaabay, kuwaasi oo soo bandhigay 73 Xildhibaan, laba ka kalena sheegay arrimo farsamo awgeed dib u dhac inuu ku yimid.

Haddaba Hoos ka akhriso magacyada iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan Xildhibaannada cusub.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...