Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Update: Mid ka mid ah raggii loo heystay kiiskii AUN Caasho...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamadda sare ee Puntland dib uga furmay dhageysiga kiiska saddex nin oo loo heysto kufsigii iyo dilkii marxuumad Caasho...
DEG DEG – Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo mar kale...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow magaalada Kismaayo lagu doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana doortay xildhibaannada Baarlamaanka.
Xilka guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, ayaa...
DAAWO VIDEO: Wiilka uu dhalay Eng. Yariisow oo Khudbad Xiiso leh...
London (Halqaran.com) - Wiilka uu dhalay AUN Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay magaalada London ee dalka UK, isagoona...
AKHRI: Muxuu ka yiri Yuusuf Garaad Shabaabkii Shalay lagu toogtay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Mr. Yuusuf Garaad Cumar, ayaa dood ka keenay Dilkii Xubno ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab oo...
LIVE U DAAWO: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo ka socota...
TOOS halkan uga Daawo HalQaran.com Live iyo Doorashada guddoonka Baarlamaanka Jubbaland oo hadda ka socota hoolka magaalada Kismaayo.
<!-- -->
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Dayniile iyo mas’uul ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo khasaare gaystay.
Qaraxyada ayaa...







