Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
LA OGAADAY: KENYA oo sheegtay in ay garab taagan tahay Axmed...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa la sheegay in ay dadaal badan ku bixinayso siduu uu kusoo laaban lahaa Madaxweynaha waqtigiisa uu dhamaaday ee...
Goob Farxad oo isku badashay Musiibo: 63 ruux oo lagu laayay...
Kabul (Halqaran.com) - Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay goob uu ka socdey aroos fiidnimadii Sabtida, magaalada Kabul oo ahayd mid aad mashquul...
XOG: Wakiilka QM ee Somaliya, Swan oo mar kale ku baaqay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ku baaqay in doorashooyinka maamulka Jubbalaan ay ahaadaan...
AKHRI: Ogow Sababta uu Wasiir Isloow uu shaqada uga cayriyay Agaasimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Shaqa joojin ku sameeyay agaasimaha guud ee Wasaaradaas, una magacaabay...
Dagaalyanno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay gobolka Baay iyo Xaaladdda...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa lix ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ku dilay deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 25 km dhanka koofureed kaga...
XOG: Ogow Magacyada iyo Qabiillada ay u dhasheen raggii Awdheegle isku...
Awdheegle (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay magacyada iyo qabiilladii ay ka dhasheen labadii nin ee isku qarxisay Xerada Ciidamada dowladda ee Degmada...







