Sunday, May 10, 2026
29.9 C
Mogadishu

AKHRI: Ogow Sababta uu Wasiir Isloow uu shaqada uga cayriyay Agaasimaha wasaaradda Amniga?

Wasiir Maxamed Abuukar Isloow Ducaale

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Shaqa joojin ku sameeyay agaasimaha guud ee Wasaaradaas, una magacaabay Agaasime kale oo kumeel gaar ah.

Warqad ka soo baxday Wasiirka Amniga Soomaaliya, kuna taariikheysan 17/8/2019  ayaa lagu sheegay in Shaqadii laga joojiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed, isla markaana si KMG ah xilkaas loogu wareejiyay Axmed Cabdi Kooshin.

Wasiirka ayaa warqada ka soo baxday ku sheegay, in uu tixgeliyay ahmiyada agaasimaha guud u leedahay dhismaha iyo hannaanka shaqo ee wasaaradda Amniga hortaalla iyo go’aankii Golaha wasiirada ku baabi’iyeen Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda.

Haddaba hoos ka akhariso warqadda Wasiirka:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...