Tuesday, May 12, 2026
27.9 C
Mogadishu

Update: Mid ka mid ah raggii loo heystay kiiskii AUN Caasho Ilyaas oo ka hor qirtay maxkamadda Puntland

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamadda sare ee Puntland dib uga furmay dhageysiga kiiska saddex nin oo loo heysto kufsigii iyo dilkii marxuumad Caasho Ilyaas Aadan ee magaalada Gaalkacyo.

Saddexdan Nin oo horey maxkamadda darajada koowaad iyo rafcaanka ay xukunno dil toogasho ah ku ku riday ayaa howshooda ka duwaneyd sidii hore.

Qaar ka mid ah eedeysanayaashaasi ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay dambigii lagu soo eedeeyay.

Ninka lagu magacaabo, Cabdifataax Cabdi-Shakuur Warsame ayaa qirtay dambi iyo kiiska lagu heystay, isagoona sheegay inuu kula jiray Cabdi-shakuur Maxamed Dige oo 45 jir ah, balse ninka iska fogeeyay kiiska lagu soo eedeeyay.

Xafiiska Halqaran.com, Gaalkacyo
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...