Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedyo
Muqdisho (HalQaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta shir guddoomisay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 3-aad oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta...
Sharma El-Sheekh (HalQaran.com) - Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu...
Taliyaha ciidanka Xoogga oo ka qeybgalay sanad guurada 46-aad ee Militariga...
Muqdisho (HalQaran.com) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Darreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka qayb galay xuska sanad guuradii 46-aad ee ka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Dalka...
Riyad (HalQaran.com) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay Taliyaha...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo xariga ka jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka
Muqdisho (HalQaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto Sulub Axmed Firin iyo Madaxa Hay’ada EUCAP ayaa xarig jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka Ilaalada...







