Sunday, March 15, 2026
29.3 C
Mogadishu

Taliyaha Ciidanka Booliska oo xariga ka jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka

Muqdisho (HalQaran.com) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto Sulub Axmed Firin iyo Madaxa Hay’ada EUCAP ayaa xarig jaray xarunta farsamada doomaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Ciidanka Booliska oo lagu soo kordhiyay.

Taliyaha, ayaa kulan laqaatay saaxiibada gacanta ka siiyay Ciidanka ee ka caawiya Agabka Ciidanka iyo sare u qaadidda tayada Farsamo ee Ciidanka iyo kaabista howlaha Ciidanka, iyada oo ay wax badan ka badalidoontoo cilad bixinta Doomaha iyo gargaarka shacabka Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...