Monday, April 20, 2026
30 C
Mogadishu

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Dalka Sacuudiga

Riyad (HalQaran.com) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka xoogga dalkaas General Fayyad Al-Ruwaili oo Wasiirka iyo Wafdigiisa ku soo dhaweeyay dalkaas.

Wasiirka iyo Taliyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta iyo Iskaashiga ciidamada, iyagoo isla soo hadal qaaday Iskaashiga la dagaallanka argagixisada.

“Taliyaha waxaan ka wada hadalnay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ciidamada labadeena dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka argagixisada caalamiga ah”  ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...